Caalim: “Brussles waxaa lagu muujiyay saamaynta Midowga Yurub uu leeyahay Soomaaliya ” (dhegayso)

Caalim: “Brussles waxaa lagu muujiyay saamaynta Midowga Yurub uu leeyahay Soomaaliya ” (dhegayso)

Diblumaasi Maxamed Caalim oo ka faalooda siyaasadda Geeska Afrika , kana mid ah aqoonyahanadii ka qaybgalay shirkii SPF ee dowladaha Midowga Yurub ee daneeya Soomaaliya iyo dowladda dhexe iyo maamuladeeda ayaa ka hadlay waxa shirkaan uu kaga gedisanyahay shirarkii hore.

Caalim ayaa sheegay shirkaan inuu yahay dhoola tus siyaasadeed oo Midowga Yurub uu ku muujinayo saamayntiisa uu ku leeyahay arimaha siyaasadda ee Soomaaliya, iyadoo Turkiga oo saamayn ku leh arimaha Soomaaliya aanu ka qaybgalin shirkan.

Caalim ayaa waxaa uu sheegay in wax badan uu kaga duwanyayahay shirarkii hore ee Soomaalida loo qaban jiray, hoos kadhegayso Maxamuud Cabdi Ibraahim oo waraystay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com