Somaliland oo laga mamnuucay hay’ado ka diiwaangashan koonfurta Soomaaliya

HomeWararka

Somaliland oo laga mamnuucay hay’ado ka diiwaangashan koonfurta Soomaaliya

Wasaaradda qorshaynta Somaliland ayaa sheegtay inay ruqasaddii shaqo ay kala noqotay lix hay'adood oo ka shaqeeya Somaliland, kuwaasi oo ay ku eedaysa

Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Galmudug,”Madaxweyne Gaas iyo Xaaf Ayaa Galkacyo Ku Kulmaya” (dhegayso)

Wasaaradda qorshaynta Somaliland ayaa sheegtay inay ruqasaddii shaqo ay kala noqotay lix hay’adood oo ka shaqeeya Somaliland, kuwaasi oo ay ku eedaysay inay yihiin kuwa aan la aqbali karin oo ka diiwaangashan Soomaaliya.

Wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo horumrinta Somaliland Eng, Xuseen Ibraahim Buuni ayaa sheegay hay’adahan inay ka shaqaynayeen Somaliland muddo dheer, loona baahanyahay inay Somaliland ka baxaan.

Maamulka Somaliland ayaa inta badan kaalmada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, iyadoona QM ay aqoonsantahay maamul katirsan Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    HABAR DHALI WEYDEY ALEELO KU WAALATAY.
    SL TII QALALAYD BAY RAACDAY.
    MA AHA IN AY KU QUMBACATO NGO-yada YAR YAR EE KOONFURTA.

DISQUS: