Somaliland oo laga mamnuucay hay’ado ka diiwaangashan koonfurta Soomaaliya

Wasaaradda qorshaynta Somaliland ayaa sheegtay inay ruqasaddii shaqo ay kala noqotay lix hay’adood oo ka shaqeeya Somaliland, kuwaasi oo ay ku eedaysay inay yihiin kuwa aan la aqbali karin oo ka diiwaangashan Soomaaliya.

Wasiir kuxigeenka qorshaynta iyo horumrinta Somaliland Eng, Xuseen Ibraahim Buuni ayaa sheegay hay’adahan inay ka shaqaynayeen Somaliland muddo dheer, loona baahanyahay inay Somaliland ka baxaan.

Maamulka Somaliland ayaa inta badan kaalmada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, iyadoona QM ay aqoonsantahay maamul katirsan Somaliland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Somaliland oo laga mamnuucay hay’ado ka diiwaangashan koonfurta Soomaaliya”

  1. NuurkaNederland

    HABAR DHALI WEYDEY ALEELO KU WAALATAY.
    SL TII QALALAYD BAY RAACDAY.
    MA AHA IN AY KU QUMBACATO NGO-yada YAR YAR EE KOONFURTA.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com