Dhalinyarada Puntland oo ku haminaysa inay doorashadan saamayn ay ku yeeshaan (dhegayso)

60% shacabka Puntland ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin dhalinyaro, balse si la mid ah dhalinyarada guud ahaanba Soomaaliya waxaa ay wajahaan shaqo la’aan, qiimaha qaaliga ee waxbarashada sare iyo hoose, tahriibka iyo ammaan xumada.

Doorashooyinka Puntland ayaa waxaa saamayn ku leh odayaasha dhaqanka, waxaana lagu guul daraystay maamuladii horay usoo maray ee Puntland inay gaarsiiyaan Puntland heer ay ka dhacdo doorasho shaqsi iyo cod, darruuf kasta haka timaadee,

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa diiradda lagu saaray maanta hammiga shacabka ee doorashooyinka sanadka dambe.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com