Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland (dhegayso)

Ciidamada Badda Puntland ee (PMPF) oo qabtay Markab si sharci darro uga kallumeysanayay xeebaha Puntland  (dhegayso)

Ciidamada Ilaalada Badda u qaabilsan Maamulka Puntland Ciidanka PMPF, ayaa qabtay markab kalluumeysi oo si sharci-darro ah uga jillaabanayay xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari.
Maxamed Axmed Cafiish oo ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa sheegay in markabka la qabtay uusan Maamulka Puntland ka haysan wax ruqsad kalluumeysi ah.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com