Hay’adda PAC ee Puntland oo sheegtay gabar faafisay cudurka Aidska magaalada Bosaso (dhegayso)

HomeWararka

Hay’adda PAC ee Puntland oo sheegtay gabar faafisay cudurka Aidska magaalada Bosaso (dhegayso)

Hay'adda PAC Ayaa ogaatay kiis la xiriira Cudurka HIV  Aids oo ka dhacay magaalada Bosaaso kaas oo gabar Soomaliyeed oo ka timid waqooyiga Soo

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la Kulmay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP.
Dowladda Puntland oo Shuruud Adag Kusoo rogtay xubnaha ka mid noqonaya golaha deegaanka (dhegayso)
Caawa iyo Tartan & Tacliin: Ballidhidin fkf Dhahar Sare iyo Bursaalax fkf Boocame
Hay’adda PAC Ayaa ogaatay kiis la xiriira Cudurka HIV  Aids oo ka dhacay magaalada Bosaaso kaas oo gabar Soomaliyeed oo ka timid waqooyiga Soomaliya ay u gudbisay dhalinyaro reer Puntland oo ay iska barteen barta Facebook xiriir ay ugu timid .
Waxaaana markii la ogaaday inay gabadhaas oo ay qabto Cudurka HIV Aidis oo ah cudur waayahan danbe Puntland kusoo badanayay markaas ka dib ayaana waxaa Arintaas baaritaan ku Sameeysay Hay,ada PAC oo Puntland u qaabilsn Cudurkaas iyo la dagalankiisa .
Gudooomiyaha Hay’addaas Cabdiqaadir Maxamed Burburshe oo waraysi siiyay radio daljir ayaa ka warbixiyay kiiskaas iyo sida u dhacay iyo tilaaabada ay qaadeen Hay.adoodu wuxuu u waramay cXakiin Xusein oo garoowe jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: