Hay’adda PAC ee Puntland oo sheegtay gabar faafisay cudurka Aidska magaalada Bosaso (dhegayso)

Hay’adda PAC ee Puntland oo sheegtay gabar faafisay cudurka Aidska magaalada Bosaso (dhegayso)

Hay’adda PAC Ayaa ogaatay kiis la xiriira Cudurka HIV  Aids oo ka dhacay magaalada Bosaaso kaas oo gabar Soomaliyeed oo ka timid waqooyiga Soomaliya ay u gudbisay dhalinyaro reer Puntland oo ay iska barteen barta Facebook xiriir ay ugu timid .
Waxaaana markii la ogaaday inay gabadhaas oo ay qabto Cudurka HIV Aidis oo ah cudur waayahan danbe Puntland kusoo badanayay markaas ka dib ayaana waxaa Arintaas baaritaan ku Sameeysay Hay,ada PAC oo Puntland u qaabilsn Cudurkaas iyo la dagalankiisa .
Gudooomiyaha Hay’addaas Cabdiqaadir Maxamed Burburshe oo waraysi siiyay radio daljir ayaa ka warbixiyay kiiskaas iyo sida u dhacay iyo tilaaabada ay qaadeen Hay.adoodu wuxuu u waramay cXakiin Xusein oo garoowe jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com