Garaad Cabdulaahi Cali Ciid: “Prof. Samatar haddii uu wax bixinayo dhulkiisa ayaa baahi u qabay” (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay tilaabadii uu ku booqday furimaha dagaalka Tukaraq ee ciidamada Somaliland Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo dheer bare ka ahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, horayna isu sharaxay xilka madaxwaynaha ee Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay aqoonyahan hurinayo dagaal sokeeye inay tahay nasiib darro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com