HomeUncategorized

Maamulka degmada Matabaan oo eedeeyay hay’adda WFP.

Matabaan, Jan, 01- Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa Hay'adda WFP ee ka hawl gasha deegaankaasi ku eedeeyay inaysan haba yaraatee wax ka qaban shaqooyinkii ay halkaasi u timid.

Labada iyama? Sh. Shariif-kii shalay ee maxaakimta, mise Shariif-ka maanta ee M/weynaha dawlada federaalka ah ee Somaliya? Ma shalay ayuu saxsanaa, mise maanta?
RW Cumar oo Si heer ah Maanta loogu soo Dhaweeyay Garowe
Puntland oo shahaado sharaf kaheshay dowladda Maraykanka.

Matabaan, Jan, 01- Maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa Hay’adda WFP ee ka hawl gasha deegaankaasi ku eedeeyay inaysan haba yaraatee wax ka qaban shaqooyinkii ay halkaasi u timid.


Maxamed Warsame Xirsi (Dabo gooye) oo maanta waraysi siiyay radio daljir ayaa tilmaamay in cabashadaasi ay gaarsiinayaan dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo dhaman cid walboo ay khusayso.


Daba gooye ayaa carabka ku dhuftay in hay’adda cunadda adduunka ee WFP ay gabi ahaanba ka gaabisay wax ka qabashadii arimaha bulshada, isagoo intaa ku daray inay NGOyo u kala dhiibtay mashaariic dufan marmarisa taasoo iska horkeen ka dhalisay dadka deegaanka.


Xiriiro kala duwan oo aynu la samaynay saraakiisha kale ee maamulka gobolka Hiiraan iyo hay’adda WFP ayay inoo suura gali wayday inaynu helno.


Diiwaanka Wararka Daljir
Matabaan
(S).

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: