RW ku xigeenkii Hore ee Somaaliya Carte oo ku baaqay in laso ceeliyo Wadahadali Somaliland (dhegayso)

HomeWararka

RW ku xigeenkii Hore ee Somaaliya Carte oo ku baaqay in laso ceeliyo Wadahadali Somaliland (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Xukuumada Somalaiya ku dhaliilay in ay ka gaabisay Wadahadaladii dowladda So

GAROWE: CABITAANLAHA WAREEGA (daawo)
Doorashada Mareykanka, Tirinta codadka oo wali socota iyo Joe biden oo qarka usaaran guul| (daawo)
Gudoomiyaha degaanka Docol oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Galmudug (dhegayso)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa Xukuumada Somalaiya ku dhaliilay in ay ka gaabisay Wadahadaladii dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland uga socday dalka dibadiisa.

Mudane Carte ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay joojisay Mashaariicdii horumarineed ee ka socday Soomalailand oo ay Beesha caalamka kataageraysay.

Madaxweynaha ayuu ugu baaqay in uu dib ubilaabo wadahadaladii labada dhinac, ayna qaadato dowladda Mas,uuliyada ka saaran siiwadida heshisyada horumarineed ee beesha caalamka ku taageerayso Soomaaliland lagana saaro meesha caqabadaha jira.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: