Shacab ku sumoobey Caano ay Cabeen gobalka Sanaag (dhegayso)

Agaasimaga Isbitaalka Guud ee Magaalada Xingalool ee Gobolka Sanaag Cabdirisaaq Cabdullaahi Japan ayaa sheegay in 9 ruux ay Sumoobeen kaddib markii ay cabbeen Caano .

Dadka Sumoobey oo qoys qura kasoo jeeda ayaa waxaa ay ka kooban yihiin laba carruura ,Haweenay uur leh ,laba dumar ah oo umulo ah ,qof waayeel ah iyo Saygii qoyska.

Dadkaas ayaa hadda xaaladoodu soo hagaagaysaa ,in kastoo qaar liita ay jiraan sida uu xaqiijiyay Dr Japan .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com