Doorashada Mareykanka, Tirinta codadka oo wali socota iyo Joe biden oo qarka usaaran guul| (daawo)

HomeWararka

Doorashada Mareykanka, Tirinta codadka oo wali socota iyo Joe biden oo qarka usaaran guul| (daawo)

Joe biden oo ku dhow inuu ku guuleysto doorashada maraykanka oo 4 beri kadib aan lagu dhawaaqin weli, xagee la xaal taagan yahay hada? yaa hogaaminay

Madaxweynaha Puntland oo xalay la fiidsaday shacabka Gaalkacyo (Daawo)
BUQDHARKEYN | MAXAY SARAAKIISHA SSC KA YIRAAHDEEN CIIDAMADA ITOOBIYA EE SOMALILAND U HABARWACATAY?
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Joe biden oo ku dhow inuu ku guuleysto doorashada maraykanka oo 4 beri kadib aan lagu dhawaaqin weli, xagee la xaal taagan yahay hada? yaa hogaaminaya gobolada haray ?

Maxamuud Xasan Cali Musharaf oo degan magaalada Denver ee gobolka Colorado shahaadada Master Political Sciencena ku diyaarshey Jamacada Metropolitian State Universaty ayaan goor dhaweyd wax ka weydiiney shaqsiyada joe biden inta laga yaqaan iyo waxyaabaha ay kaga duwanaan doonto siyaasadiisu tii Donal Trump Cabdi Xuseen Xassan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: