Doorashada Mareykanka, Tirinta codadka oo wali socota iyo Joe biden oo qarka usaaran guul| (daawo)

Doorashada Mareykanka, Tirinta codadka oo wali socota iyo Joe biden oo qarka usaaran guul| (daawo)

Joe biden oo ku dhow inuu ku guuleysto doorashada maraykanka oo 4 beri kadib aan lagu dhawaaqin weli, xagee la xaal taagan yahay hada? yaa hogaaminaya gobolada haray ?

Maxamuud Xasan Cali Musharaf oo degan magaalada Denver ee gobolka Colorado shahaadada Master Political Sciencena ku diyaarshey Jamacada Metropolitian State Universaty ayaan goor dhaweyd wax ka weydiiney shaqsiyada joe biden inta laga yaqaan iyo waxyaabaha ay kaga duwanaan doonto siyaasadiisu tii Donal Trump Cabdi Xuseen Xassan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com