Suldaan lagu Caleema saaray Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Suldaan lagu Caleema saaray Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

Munaasabadda Lagu Caleema saarayay Suldaan Xasan Yare Cilmi ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda iyo waxgaradka Magaaladdas. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodira http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b3a49cc020100d263bf1b2a/Warbixin+Munaasabadda+Lagu+Caleema+saarayay+Suldaan+Xasan+Yare+Cilmi+ayaa+lagu+qabtay+magaalada+Caabudwaaq+ee+gobalka+Galgaduud..By+Ayaanle+.mp3

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maxay ka wada hadleen Deni & Madoobe?

Munaasabadda Lagu Caleema saarayay Suldaan Xasan Yare Cilmi ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda iyo waxgaradka Magaaladdas.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodira

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: