Maxay ka wada hadleen Deni & Madoobe?

HomeWararka

Maxay ka wada hadleen Deni & Madoobe?

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalintii 2aad ku sugan Garowe ayaa kulan Albaabada u xiranyihiin la yeeshay Madaxweynaha Puntland, Si

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Fahad Yaasiin oo ku xaniban Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti & DFS oo ka hadashay
Bosaaso: Shabaabkii ugu badnaa oo xukun dil ah lagu fuliyay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalintii 2aad ku sugan Garowe ayaa kulan Albaabada u xiranyihiin la yeeshay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulanka ayaa labada mas’uul waxa ay uga wada-hadleen Arrimaha Doorashooyinka Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Wararku waxa ay sheegayaan in labada madaxweyne ay isla soo qaadeen in aysan doorashada maamuladoodu bilaabin si ay u qiimeeyaan Dowlad Goboleedyada kale hadba sida ay u maamulaan doorashada Golaha Shacabka.

Madaxda labada Maamul ee isbahaysiga gaarka ah leh ayaa lagu wadaa inay kulamo kale yeeshaan ayna ka soo saaraan war murtiyeed la xiriira kulamadooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: