Hambalyo Dugsi Sare Maxamed Cawaale Liiban, Bossaso, Horyaalka Tartan & Tacliin!

HomeWararkaMaqaalo Kale

Hambalyo Dugsi Sare Maxamed Cawaale Liiban, Bossaso, Horyaalka Tartan & Tacliin!

Bahda Daljir, dhegaystayaasha Daljir, iyo shirkadda isgaarsiinta ee SOMTEL waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Li

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)
Naafada Caabduwaaq oo Yeeshay “Xarunta Naafada Caabudwaaq”
Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Liibaan, Bossaso waa Horyaalka TARTAN & TACLIIN

Bahda Daljir, dhegaystayaasha Daljir, iyo shirkadda isgaarsiinta ee SOMTEL waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Liibaan, horyaalka Tartan & Tacliin ee sannadka 2018.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo warbaahinta Soomaaliya ee Radio Daljir.

HAMBALYO DUGSI SARE MAXAMED CAWAALE LIIBAAN!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: