Bahda Daljir, dhegaystayaasha Daljir, iyo shirkadda isgaarsiinta ee SOMTEL waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dugsiga Sare ee Maxamed Cawaale Liibaan, horyaalka Tartan & Tacliin ee sannadka 2018.
Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo warbaahinta Soomaaliya ee Radio Daljir.
HAMBALYO DUGSI SARE MAXAMED CAWAALE LIIBAAN!
Dhigaal Duug ah
Madaxwaynaha Puntland oo hambalyo udiray shacabka Soomaaliyeed »
Madaxwaynaha Puntland oo hambalyo udiray shacabka Soomaaliyeed »