Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com