Xeer Ilaaliyaha Puntland oo amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore ee Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Xeer Ilaaliyaha Puntland oo amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore ee Mudug (dhegayso)

Xeer ilaaliyaha Maxkamada sare ee Puntland ayaa amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore Maaliyada gobolka Mudug ,oo musuqmaasuq lagu eedeyay . Xeer i

Taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Nugaal Xinjiradhuuq oo Daljir u warramay (dhegayso )
Kenya oo sheegtay in arrinta kiiska badda ay u gudbin doonaan Golaha Ammaanka
DFS iyo Bangiga Aduunka oo Ku shiray Nairobi (Sawiro)

Xeer ilaaliyaha Maxkamada sare ee Puntland ayaa amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore Maaliyada gobolka Mudug ,oo musuqmaasuq lagu eedeyay .

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo warbaahinta kula hadlayay Garoowe ayaa sheegay in xisaabiyihii hore ee maaliyada gobolka mudug uu lunsaday lacag ku jirtay Khasnada Dawladda kaddibana uu ka baxday guddaha Puntland .

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: