Xeer Ilaaliyaha Puntland oo amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore ee Mudug (dhegayso)

Xeer Ilaaliyaha Puntland oo amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore ee Mudug (dhegayso)

Xeer ilaaliyaha Maxkamada sare ee Puntland ayaa amray in lasoo xiro xisaabiyihii hore Maaliyada gobolka Mudug ,oo musuqmaasuq lagu eedeyay .

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo warbaahinta kula hadlayay Garoowe ayaa sheegay in xisaabiyihii hore ee maaliyada gobolka mudug uu lunsaday lacag ku jirtay Khasnada Dawladda kaddibana uu ka baxday guddaha Puntland .

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com