Taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Nugaal Xinjiradhuuq oo Daljir u warramay (dhegayso )

Taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Nugaal Xinjiradhuuq oo Daljir u warramay (dhegayso )

Taliyihii hore ee qaybta bilayska gobolka Nugaal Cabdirashiid Aw Maxamuud ‘Xinjiradhuuq’ oo wareysi gaar ah siiyey Radio Daljir ayaa ka hadlay arrimo badan oo amniga, hormarinta iyo hannaanka dawladeed ee Puntland iskugu jira.
Cabdirashiid, waxaa kale oo uu dhihid fudud ku tilmaamay dhaliilo loo jeediyey xukuumadda hadda jirta ee Puntland, dhaliihaasi oo badankoodu taabanayey in dawladda ka gaabisay arrimihii loo idmaday ee guud ahaan gobollada Puntland.
Hadalka taliyahaan hore ayaa imaanaya xilli dhaawaanahaan ay soo badanayeen hadal-jeedinno ka imaanayey saraakiil ciidan oo Puntland, kuwaasi oo saluugsanaa sida dawladda Puntland wax u maamusho hadda ama horayba ugu maaraysay.

Hoos ka dhegayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com