Wariye lagu dhaawacay Muqdisho

HomeWararka

Wariye lagu dhaawacay Muqdisho

Wariye Farxiyo Mire oo katirsan warbaahinta dowladda Soomaaliya gaar ahaana Radio Muqdisho iyo Telfishinka SNTV ayaa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA DANJIRANIMO KA GUDOOMEY DANJIAHA CUSUB EE DALKAMARAYKANKA.
Faahfaahino Dheeraad ah Oo ka soo baxaay dagaal ka dhacay duuleedka degmada Dhoobleey.
Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)

Wariye Farxiyo Mire oo katirsan warbaahinta dowladda Soomaaliya gaar ahaana Radio Muqdisho iyo Telfishinka SNTV ayaa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho.

Nin ku hubaysan bastoolad ayaa la sheegay inuu dhowr xabadood kaga dhuftay caloosha iyo lugta, waxaana loo qaaday isbitaalada Muqdisho.

Farxiyo Mire ayaa sanadkii 2010kii kusoo biirtay warbaahinta, waxaana ay idaacaddii ugu horaysay ay ka howlgasho ay ahayd radio Daljir xaruntiisa Bosaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: