Wariye lagu dhaawacay Muqdisho

Wariye Farxiyo Mire oo katirsan warbaahinta dowladda Soomaaliya gaar ahaana Radio Muqdisho iyo Telfishinka SNTV ayaa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho.

Nin ku hubaysan bastoolad ayaa la sheegay inuu dhowr xabadood kaga dhuftay caloosha iyo lugta, waxaana loo qaaday isbitaalada Muqdisho.

Farxiyo Mire ayaa sanadkii 2010kii kusoo biirtay warbaahinta, waxaana ay idaacaddii ugu horaysay ay ka howlgasho ay ahayd radio Daljir xaruntiisa Bosaso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com