Kalfadhiga 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo Kafurmay Garoowe

HomeWararka

Kalfadhiga 41aad ee Golaha Wakiilada Puntland oo Kafurmay Garoowe

Waxaa ka furmay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kalfadhiga 41aad ee golaha wakiilada ee Puntland, kaasi oo uu goob joog ka yahay madaxwaynaha

Xasan sheekh & Farmaajo oo u soo gudbiyay wareegga ugu dambeeya
CIIDAMADA DOWLADDA & KUWA GALMUDUG OO XARADHEERE KALA WAREEGAY AL-SHABAAB
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Waxaa ka furmay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kalfadhiga 41aad ee golaha wakiilada ee Puntland, kaasi oo uu goob joog ka yahay madaxwaynaha Puntland iyo goloyaasha xukuumadda ee kale duwan.

Kalfadhigan ayaa uga duwan kalfadhiyadii hore, isagoo kusoo beegmay waqti xaasaasi ah oo ay Puntland ku doonayso inay kusoo celiso dhulka ka maqan Puntland ee gobolka Sool, iyadoo hadda ay is horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: