Xasan sheekh & Farmaajo oo u soo gudbiyay wareegga ugu dambeeya

Xasan sheekh & Farmaajo oo u soo gudbiyay wareegga ugu dambeeya

Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa wareega 3-aad u soo baxay laba musharrax oo kale ah.

1-Xasan Sheekh Maxamuud oo helay 110
2-Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo helay 83

Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xasan Cali Kheyre ayaa ku haray wareegii labaad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com