HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir , Dec 11 -2012,Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)

Urur siyaasadeedkii Afraad oo Puntland lagaga dhawaaqay, Dagaal dhexmaray Ciidanka Baada Puntland iyo Burcad-Badeed oo ka dhacay Garacad laguna diley mid kamid ah Burcad-Badeedda, Baarlamaanka Soomaaliya oo Su'aalo weydiiyey laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra'isal Wasaare Saacid.

Wafti ka kooban xildhibaano, wasiiro, iyo Issimo oo ka socda Puntland ayaa gaaray Buuhoodle si loo xallilo 2 ardaa oo ku dagaalamay deegaanka Kalshaale.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.
RW Saacid ?Inaan si fuhan u aqbalno go?aanka baarlamanka taariikh ayey noo tahay.? (Dhegeyso)

Urur siyaasadeedkii Afraad oo Puntland lagaga dhawaaqay, Dagaal dhexmaray Ciidanka Baada Puntland iyo Burcad-Badeed oo ka dhacay Garacad laguna diley mid kamid ah Burcad-Badeedda halka sadex kalana laga dhaawacay, Baarlamaanka Soomaaliya oo Su’aalo weydiiyey laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: