Caawa iyo Daljir , Dec 11 -2012,Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)

Urur siyaasadeedkii Afraad oo Puntland lagaga dhawaaqay, Dagaal dhexmaray Ciidanka Baada Puntland iyo Burcad-Badeed oo ka dhacay Garacad laguna diley mid kamid ah Burcad-Badeedda halka sadex kalana laga dhaawacay, Baarlamaanka Soomaaliya oo Su’aalo weydiiyey laba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Ra’isal Wasaare Saacid.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com