Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

HomeWararka

Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

Ganacsatada Qardho oo maanta shir ballaaran magaalada ku yeeshay ayaa ka cabanayaa cashuurta iibka ama 'Sales Tax' oo ay shegeen in ay saartay Wasaara

Prof. Dhoollayare: “Sacuudigu Waligiis Soomaaliya wuxuu la Dabataagnaa Hagardaamo” (waraysi)
Dowladda Qadar oo Mar Kale Qaadacday Shuruudihii Xuluufada Sucuudiga
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Ganacsatada Qardho oo maanta shir ballaaran magaalada ku yeeshay ayaa ka cabanayaa cashuurta iibka ama ‘Sales Tax’ oo ay shegeen in ay saartay Wasaaradda Maaliyadda Puntland, qaybteeda gobolka Karkaar. Ganacsatada ayaa Radio Daljir ku wargaliyey in gaadiidkoodii uu muudo 7 cisho ah ku xannibanyihiin kastamka Alxamdulilaah ee Qardho.

Wariye Maxamud Fantastic ayaa warkaas nooga soo direy Qardho.

Hoos ka dhegayso.

  

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: