Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

Gaadiidka xammuulka gobolka Karkaar oo ku xayiran Alxamdulillah (dhegayso)

Ganacsatada Qardho oo maanta shir ballaaran magaalada ku yeeshay ayaa ka cabanayaa cashuurta iibka ama ‘Sales Tax’ oo ay shegeen in ay saartay Wasaaradda Maaliyadda Puntland, qaybteeda gobolka Karkaar. Ganacsatada ayaa Radio Daljir ku wargaliyey in gaadiidkoodii uu muudo 7 cisho ah ku xannibanyihiin kastamka Alxamdulilaah ee Qardho.

Wariye Maxamud Fantastic ayaa warkaas nooga soo direy Qardho.

Hoos ka dhegayso.

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com