Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

HomeWararka

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad: “Waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa”

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamid ah Golaha Shacabka Puntland ayaa maanta mar uu kula hadlay warbaahinta magaaalada Garoowe waxa uu dawlada ku

BADHAN: KULAN BULSHEED ”Sidee baa Maamulka & Bulshadu u Wada Shaqayn Karaan? | (daawo)
Wasiirka amniga Puntland “Hanjaabaddii Daacish way dhamaatay hadda iyagaa ayaa la beegsanayaa” (Daawo)
Maxaa looga hadlay shirkii dib u habeynta dhaqaalaha iyo hufnaanta Maaliyadda dalka Soomaaliya?

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo kamid ah Golaha Shacabka Puntland ayaa maanta mar uu kula hadlay warbaahinta magaaalada Garoowe waxa uu dawlada ku bogaadiyay difaaca dalka, waxa uuna sheegay in ay ku garab taagan yihiin tallaabooyinka ay dawladu qaadayso.

Xildhibaanka ayaa si adag ula hadlay raga Sool ka soojeeda ee la safan Soomaliland oo maatadii ay ka dhasheen ku xirxiraya Laascaanood, waxa uuna u mahadceliyay waxgaradka Laascanood oo mowqifkooda dagaalka caddeeyay.

Xildhibaan Saadiq ayaa sheegay in waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland uu soo dhamaadey, oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: