Madaxda Dowlad Goboleedyada oo looga digay inay faragalin ku sameeyaan khilaafka Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo looga digay inay faragalin ku sameeyaan khilaafka Galmudug (dhegayso)

Madaxda Galmudug ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf xoogan, kadib markii madaxwayne kuxigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ay k

Macalin Dugsi Quraan ahaa oo Furtay goob lagu sameeyo Sanaadqda (dhegayso)
NUSOJ “Waa in la xukumaa dilayaasha suxufiyiinta si loo soo afjaro cadaalad-darrada taariikhiga ah iyo dhaqanka ciqaab la’aanta.”
Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan La Qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (Sawiro)

Madaxda Galmudug ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf xoogan, kadib markii madaxwayne kuxigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ay kasoo horjeesteen midayntii baarlamaanka Ahlu Sunah iyo Galmudug.

Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabay ayaa waxaa uu uga digay madaxda dowlad goboleedyada inay soo faragaliyaan xiisadda siyaasadeed ee Galmudug, iyagoo taageero siinaya madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Waxaa uu sheegay madaxwaynayaasha Puntland, Jubaland , Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ay u furantahay kaliya hal waddo ah oo inay ka shaqeeyaan rabitaanka shacabka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: