Macalin Dugsi Quraan ahaa oo Furtay goob lagu sameeyo Sanaadqda (dhegayso)

Macalin Dugsi Quraan ahaa oo Furtay goob lagu sameeyo Sanaadqda (dhegayso)

Magaalada Bosaso waxaa kuyaala goobo kala duwan oo lagu sameeyo agabka kaladuwan ee bulshadu ay u isticmaalaan nolol maalmeedkooda iyo shaqada.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa Booqday Goob lagu sameeyo sanaadiiqda taangiyada shidaalka lagu qaato Burjikooyinka wax lagu karsado iyo waxkasta oo farsamada gacanta qusaysa.

Sanaadiiqdan lagu sameeyo goobtan ayaa waxaa laga keenijiray markii hore dalka imaaraadka carabta .

Goobtan oo kutaala dhabarka dambe ee xarunta maxkamada darajada 1-aad ee Gobolka bari ayaa lagu magacaaba Al-xikma. hadaba Wariye xasan Heykal ayaa booqday oo warbixintan soo socota ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0