Nabadoono ku Baaqay joojinta Dagaalada Godad (dhegayso)

Nabadoono ku Baaqay joojinta Dagaalada Godad (dhegayso)

iyado maalmo kahor dagaal khasaare geeystay uu kadhacay degaanka Godad ee gobalka mudug ayaa waxaa soo baxaysa nabadoonada iyo bulshada baaqa nabadeed diraya una diraya maamula Puntland iyo Galmudug.

Qaar kamid ah waxgaradka Boosaaso oo daljir Boosaaso booqday ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka ,isla markaana laga shaqeeyo nabada iyo hormarka gobalka Mudug,

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com