Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Arimaha dibadda Soomaliya

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Wasiirka Arimaha dibadda Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha dibadda Dowlada Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cal

Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)
Hadaljeedinta Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Dani ee Furitaanka dekadda Garacad
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasadda qaran ee deegaanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha dibadda Dowlada Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, kadib markii uu fasaxay Markab dhuxul ka qaaday Soomaaliya oo lagu xayiray dalka Cummaan.

Warqad ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa wax kama jiraan looga soo qaday go’aankii uu wasiirka Cabdisaciid Muuse ku fasaxay Markabkaas, maadaama uu baal marsan yahay shuruucda Soomaliya iyo kuwa caalamka, khatarna uu ku yahay dowlada Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa Hantidhowraha qaranka iyo Hey’adaha amniga wuxuu faray inay baaritaan ku sameeyaan falkaan , kadibna ay la wadaagaan hey’adaha garsoorka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: