Sucuudiga oo xayiraad ku soo rogay Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

HomeWararka

Sucuudiga oo xayiraad ku soo rogay Dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar

Madaxweynaha Dowladda Somaaliya oo Casumaad u fidiyeey Madaxda Maamuladda Dalka
Madaxweyne xaaf oo la kulmay Hay’addaha Caalamiga ah ee dhuusomareeb ka howl gala (Sawiro)
Kulan looga hadlayeey Malgashiga Ganacsiga oo lagu qabtay Boosaaso (dhegayso)

Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar dambe.

Ilaa 16 dal ayay dowlada Sucuudiga dadkooda ka mamnuucday inay soo galaan dalkeeda, kadib markii kiiska cudurka COVID-19 oo sare uga sii kacaya gudaha Sucuudiga.

Marka laga soo tago Soomaaliya, 15-ka dal ee kale ee liiska ku jira ayaa kala ah; India,Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, Libya, Indonesia, Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, Yemen, Ethiopia, , Vietnam, Armenia, , Venezuela iyo Belarus.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: