Booliska Somaliland oo Hargaysa ku xiray rag sameeya baasboorka Soomaaliya

HomeWararka

Booliska Somaliland oo Hargaysa ku xiray rag sameeya baasboorka Soomaaliya

Ciidamada booliska ee magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa qabtay shan ruux oo lagu soo eedeeyey inay si dhuumaalaysi ah ku samaynay

Midowga Yurub oo Ka Shiraya Xaaladda Soomaaliya
Amniga magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacyo sidee la isaga kaashan karaa (dhegayso)
Ilhaan Cumar oo Soo Bandhigtay Dhibaatooyin Ay Kala Kulantay Madaxweyne Donald Trump (Daawo)

Ciidamada booliska ee magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa qabtay shan ruux oo lagu soo eedeeyey inay si dhuumaalaysi ah ku samaynayeen baasboorka Soomaaliya, kadib howlgal ay ciidamadu fuliyeen.

Howlgalka ayaa kadhacay xaafadda Ibraahim Koodh-buur ee magaalada Hargaysa.

Somaliland horay ayaa waxaa looga mamnuucay in lagu sameeyo baasboorka Soomaaliya, balse shacabka deegaanadaasi ayaa baasboorka badankooda usoo doonta magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: