Midowga Yurub oo Ka Shiraya Xaaladda Soomaaliya

Wasiiradda Arrimaha Dibada  ee Dowladaha xubnaha ka ah  Ururka Midowga Yurub ayaa lagu wadaa Saacadaha soo socda in ay Shirweyne Caalami ah ku yeeshaan caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Shirka ayaa waxaa looga hadlaaya Xaaladaha dalalka  Soomaaliya Syria, Libya iyo Yemen, waxaana lafilayaa inay ka soo baxaan qodobo wax ku ool ah.

Hogaamiyayaasha midowga reer Yurub ayaa lagu wadaa in ay kulankooda ay ku faaqidaan Abaaraha ka jira Soomaaliya iyo sidoo kale dagaalka lagu jiro ururka Al-Shabaab.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com