Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo  oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka xoreynta gobolka Sool (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo oo sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka xoreynta gobolka Sool (dhegayso)

Madaxwayne kuxigeenka Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Garoowe maanta waxaa uu ku sheegay in ay ka

Hannaanka dimoqoraadiyenta & xisbiyada badan ee Puntland uma hamuun qabto fikradaha Faroole oo falkiisaan aragnay
Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)
Maqal iyo muuqaalo cusub oo ku saabsan dilka Jamal khashoggi oo Turkigu soo bandhigay iyo macluumaadka Apple iWatch-ka Jamaal

Madaxwayne kuxigeenka Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Garoowe maanta waxaa uu ku sheegay in ay ka qaybgalayaan dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq iyo Sool oo dhan.

Cagalule oo ah madaxwaynaha Khaatumo, kadib markii uu Cali Khaliif u galay Somaliland, ayaa waxaa uu sheegay in madaxwaynaha Somaliland uu dhiig badan horay u daadiyay, hadana uu yahay dagaal doon, waxa uuna xusay in lala dagaalami doono.

Dhanka kale, madax katirsan Dowladda Faderaalka ayuu ku eedeeyey in ay taageersanyihiin kala go’a dalka, waxa uuna dhaliil kulul u soojeediyay hoggaanka dowladda.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: