Wariye katirsan Radio Daljir oo Booqday Jiidaha Dagaalka (dhegayso)

HomeWararka

Wariye katirsan Radio Daljir oo Booqday Jiidaha Dagaalka (dhegayso)

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo katirsan wariyeyaasha Daljir ayaa ka mid ahaa warfidiyeenadii galabta gabal dhicii tagay deegaanka Tukaraq ee gobol

DEKADDA GARACAD | RIYADII RUMOWDAY!! (Daawo)
Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug
Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo katirsan wariyeyaasha Daljir ayaa ka mid ahaa warfidiyeenadii galabta gabal dhicii tagay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo qaybo ka mid ah saldhigyada Puntland ee furimaha dagaalka.

Wariyaha ayaa sheegaya inkastoo uu dagaalka socday saacado badan hadana magaalada Tukaraq ay labada dhinac dibadda ay uga baxeen, waxaana uu sheegay inay jirin wax dhaqdhaqaaq shacab ah oo deegaanka ka jira marka laga reebo gurmadyo ciidan.

Khasaare ayaa jira dhimasho iyo dhaawac ah.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: