Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amaanka gobalka Mudug

Wasiirka Wasaaraadda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo ay welinayaan Wasiiro iyo Xildhibaano Ka tirsan Dowladda Puntland ayaa kulan laqaatay Wasiir Amniga Galmudug Ahmed Macalin Fiqi, Wasiiro katirsan Galmudug iyo Xildhibaano Ka tirsan Labada Aqal Ee Barlamanka soomaliya, Ayagoona Ka Wada Haley Sidii Waddajir looga shaqeyn lahaa Amniga, Galkacyo, Iskaashiga ladagaalanka Argagixisada iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Puntland iyo Galmudug.

Kulanka ayaa ka qabsoomay dhanka Galmudug gaar Hotel Global ee magalaada Gaalkacyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com