Dowladda Puntland oo War Kasoo Saartay Dagaalka Tukaraq

HomeWararka

Dowladda Puntland oo War Kasoo Saartay Dagaalka Tukaraq

Dowladda Puntland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u jirta caasimadda Puntland ku dhowaad 90km. Wars

Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada
Jaaliyadda Somaliyeed ee Cuman oo Gudiga Gurmadka Qarixi Zoobe ee Boosaaso Lacag ku Wareejiyeey (dhegayso)
Xasan sheekh oo markale afka furtay

Dowladda Puntland ayaa warsaxaafadeed kasoo saartay dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u jirta caasimadda Puntland ku dhowaad 90km.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu eedeeyey Somaliland inay duulaan kusoo qaaday dhul katirsan Puntland xilli uu booqasho ku joogay madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya 18jan,2018, iyadoo horay dhul uga haysatay Puntland ayaa lagu yiri qoraalka.

Puntland marna ma’ogolaan doonto weerarada uu soo qaadayo maamulka Somaliland ayaa sidoo kalle lagu yiri qoraalka kasoo baxay Puntland, waxaana masuuliyadda dagaalka lagu eedeeyey madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo horay u sameeyey balanqaad ah inuu soo xirayo xuduud uu Ingiriiska uu sameeyey xiligii gumaysiga.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: