Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq

Warar aanu ka helnay goob joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa sheegaya inay ciidamada Puntland qabsadeen saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq ay ka samaysteen.

Goob jooge diiday magaciisa ayaa radio Daljir u xaqiijiyay dagaalka inuu wali socdo, islamar ahaantaana uu kasii fogaanayo deegaanka , isagoo dagaalka uu aaday dhanka wadada laamiga ee Laascaanood xigta oo ciidamada Somaliland ay sii durkayaan.

Saraakiisha labada dhinac ayaan ka hadlin wali khasaaraha dagaalka oo aan la ogaan karin.

Wixii kasoo kordha dib kala soco


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Ciidamada Puntland oo qabsaday saldhigyadii ciidamada Somaliland ee Tukaraq”

  1. Lamayaqaan

    Guul Puntland

  2. Been ha sheegin

    Apti beeenta ileen waad taqaaniin

  3. Ssc guul

    Guul puntland waxn leyhy soo socda ilaa gaatama hadii hadafkinu yhy tukaraq wd fashilmaysn lkn hdd laska iyo gatama usocotan wellcome

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com