Jaaliyadda Somaliyeed ee Cuman oo Gudiga Gurmadka Qarixi Zoobe ee Boosaaso Lacag ku Wareejiyeey (dhegayso)

Jaaliyadda Somaliyeed ee Cuman oo Gudiga Gurmadka Qarixi Zoobe ee Boosaaso Lacag ku Wareejiyeey (dhegayso)

Gudiga gurmadka Culimaaudiinka Puntland ee Dhacdadii zoobe ayaa maanta magaalada Bosaaso kula wareegay deeq lacageed oo dhan cadadkeeda 15 kun oo doolar taas oo ka timid jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Cuman taas oo loogu talagalay dadkii wax kunoqday qaraxii ka dhacay isgoyska zoobe ee magaalada muqdisho 14 bishan.

Sheeq Fu’aad Xaaji yo sheeq daahir owcabdi ayaa warbaahinta waga warbixiyay lacagtan ka timid jaaliyada Cumaan iyagoona ugu duceeyay in halkii ay kabixiyeen badal qayrqaba uu ka siiyo.

dhegayso codka sheekh Fu’aad

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com