Baladweyne shacabka oo ka cabanaya Maamulka gobalka Banaadir (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Baladweyne shacabka oo ka cabanaya Maamulka gobalka Banaadir (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Baladweyne waxaa maanta banaanbax xoogan kadhigay qaar kamid ah dadkii ku haray xaafadaha uu sameyaay fataahada wabiga shabeele ,kuwas oo a

Booliska Gobolka Nugaal oo Baaritaan Ku Sameeyey Kufsi Lasheegay Inuu Garoowe Kadhacay (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo
Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo furmay & Qodobadii looga hadlay

Magaaladda Baladweyne waxaa maanta banaanbax xoogan kadhigay qaar kamid ah dadkii ku haray xaafadaha uu sameyaay fataahada wabiga shabeele ,kuwas oo ah dad yar oo ku haray xaafadas oo lagu magacaabo howlwadaag.

Qaar kamid ah dadkaas ayaa sheegay in ku dhawaad 15 sano ay daganyihin xafadaas ,isla markaana uu sameyaay biyaha wabiga ,waxayna tilmaamen inan lasoo gaarsin gurmadkii lagu tala galay shacabka Baladweyne.

Maamulka gobalka banaadir ayeey ku edeyeen in gurmadki ay soo garsiyeen baladweyne ay u qaybiyeen dadka qaar balse xaqoodi la duudsiyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: