Booliska Gobolka Nugaal oo Baaritaan Ku Sameeyey Kufsi Lasheegay Inuu Garoowe Kadhacay (dhegayso)

Booliska Gobolka Nugaal oo Baaritaan Ku Sameeyey Kufsi Lasheegay Inuu Garoowe Kadhacay (dhegayso)

Taliska bilayska gobolka Nugaal iyo kuwa magaalada caasumadda ah ee Garowe ayaa soo bandhigay baaris ay wadeen muddo dhawr maalmood ah oo la xiriirtay fal kufsi ahaan loo shaaciyey oo la sheegay in lagula kacay haweenka ka mid ah dadka Barakacayaasha ah ee deggan mid ka mid ah kaamamka Barakacayaasha magaalada Garowe.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com