Baladweyne shacabka oo ka cabanaya Maamulka gobalka Banaadir (dhegayso/Sawiro)

Baladweyne shacabka oo ka cabanaya Maamulka gobalka Banaadir (dhegayso/Sawiro)

Magaaladda Baladweyne waxaa maanta banaanbax xoogan kadhigay qaar kamid ah dadkii ku haray xaafadaha uu sameyaay fataahada wabiga shabeele ,kuwas oo ah dad yar oo ku haray xaafadas oo lagu magacaabo howlwadaag.

Qaar kamid ah dadkaas ayaa sheegay in ku dhawaad 15 sano ay daganyihin xafadaas ,isla markaana uu sameyaay biyaha wabiga ,waxayna tilmaamen inan lasoo gaarsin gurmadkii lagu tala galay shacabka Baladweyne.

Maamulka gobalka banaadir ayeey ku edeyeen in gurmadki ay soo garsiyeen baladweyne ay u qaybiyeen dadka qaar balse xaqoodi la duudsiyeey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com