Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo. Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Dib ugu soo laabtay Garowe (Sawiro)
Dowladda Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland ugu baaqday inay kasoo baxaan

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo.

Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: