Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Muqdisho ayaa caawa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo.

Labada madaxweyne ku xigeen, gudoonka Baarlamaanka iyo Sarakiisha ciidamada ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan.

Exit mobile version