Maxkamadda Hargeysa oo  Boqor Buurmadoow ku xukuntay 5,sano oo Xarig ah

HomeWararka

Maxkamadda Hargeysa oo Boqor Buurmadoow ku xukuntay 5,sano oo Xarig ah

Maamulka Somaliland ayaa mar kale xabsiga dhigay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow kaas oo dhawaan laga siidaayay xabsi ku yaalla Magaalada Hargeys

Kulan dhexmaray Guddiga doorashada labada Aqal iyo go,aamo laga soo saaray
Dowladda oo Maxkamad soo taagtay Mas,uul lagu soo eedeeyay musuq maasuq (dhegayso )
Waraysi: Wasiirka arimaha dibada DFS “Doorashooyinka Soomaaliya, dagaalka sokeeye ee Itoobiya iyo saameynta ay bixitaanka ciidamada Mareykanku ku yeelan karaan Soomaaliya| (daawo)

Maamulka Somaliland ayaa mar kale xabsiga dhigay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow kaas oo dhawaan laga siidaayay xabsi ku yaalla Magaalada Hargeysa.

Maxkamadda Magaalada Haregysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa waxaa Shan Sano oo Xabsi ah ku ridday Boqor Buurmadoow kaas oo ay Somaliland sheegtay in ay dhibsatay hadal uu dhawaan ka jeediyay degmada Carmo ee Degaannada Puntland.

Boqor Buurmadoow ayaa waxaa uu Carmo ka sheegay kuna baaqay in Maamullada Somaliland iyo Puntland ay kala qaadaan Ciidamada isku hor fadhiya degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: