Kulan dhexmaray Guddiga doorashada labada Aqal iyo go,aamo laga soo saaray

HomeWararka

Kulan dhexmaray Guddiga doorashada labada Aqal iyo go,aamo laga soo saaray

Guddiyada qabanqaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah yeeshay. Ku

Barnaamijka Dhacdooyinka Layaabka Dunida.. Nimco Maxamed Nuur iyo Xuseen Cabdi Jimcaale “Madar”
FAALO: DOORASHADII PUNTLAND & SHEEKOOYINKII KUJIRAY (daawo)
Madaxweyne Farmaajo oo xalay Xaflad sagootin ah lagu sameyaay dhuusamareeb (Sawiro)

Guddiyada qabanqaabada doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wada jir ah yeeshay.

Kulankaan ayaa looga hadlay xeerka doorashooyinka guddoonka labada gole iyo madaxweynaha.

Guddiga labada dhinac waxay go’aamiyeen in xeerka lagu ansixiyo fadhi wadajir ah oo labada Gole Maalinta beri ah ay isugu imaanayaan.

Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoonka KMG ah ee labada Aqal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: